• About Us
  • Contact Us

Puntland Vision

accuracy is everything

  • Home
  • Somali News
  • English News
  • Humanitarian News
    • Somali Media Monitoring
    • Human Rights News
  • Puntland
  • Job Vacancies
  • Opinion
    • Articles
    • Editorial
    • Federalist vs. Centralist

Dhagayso:- Soomaaliland oo Sheegtay inay Soomaaliya faragalin ka waddo dhulka ay maamulaan.

July 16, 2017 By News Desk Leave a Comment

16 Luuliyo (Puntland Vision)—Qaybo kamid ah gobolka Sanaag ayaa laga waddaa diiwaan galinta ciidamo kamid ah noqonaya ciidamada dawlada federalka Soomaaliya kuwaas oo laga ururinayo deegaanada Soomaaliyeed si tababar loogu Furo.

Askartan oo mudooyinkii danbe diiwaan galintoodu ay ka jirtay qaybo kamid ah Sanaag Bari ayaa loo waday magaalada Muqdisho si ay qayb uga noqdaan ciidamada Soomaaliya kuwaas oo qayb ka noqonaya isku dhafka ciidamada Soomaaliya ee loo carbinayo ciidamo qaran.

Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay isku dhafka ciidamadaasi waxaana ay sheegeen inay dawlada federalka Soomaaliya ay faro galin ka waddo dhulka Soomaaliland.

Axmed Maxamed Nuur Wasiir ku xigeenka wasaarada Ganasiga iyo maalgashiga Soomaaliland ayaa xili uu warbaahinta kula hadlayey Xarunta Wasaaradu ay kuleedahay magaalada Hargaysa wuxuu sheegay inay ugu baaqayaan dawlada federalka inay joojiso qoraalka Askartaasi.

Arintan ayaa kusoo aadaysa Xili dhawaan lagu waddo magaalada Garowe inuu kasoo dego madaxwaynaha dawlada federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo iyadoo sidoo kale xubno kamid ah golaha wasiirkada Soomaaliya ay ku suganyihiin deegaanada Puntland.

Hooska dhagayso Codka.

http://www.puntlandvision.com/wp-content/uploads/2017/07/Somaliland.mp3

Filed Under: Somali News

Logging In...

You must be logged in to post a comment.

Profile cancel

You must be logged in to post a comment.

English News

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Dhuusa Mareeb Fariina u diray Shacabka

… Continue Reading

Communiqué: Somalia Partnership Forum, Mogadishu 5th of December 2017

… Continue Reading

Upper House approves the National Communications Act

… Continue Reading

Indeed! The Competent Puntland Ministers  Deserve to be Reappointed

… Continue Reading

More English News

  • Why piracy re-emerge in Somalia?
  • Puntland President says Turkish Government has little concept about Somali Federal system
  • PM Hassan Khayre: Putting the cart in front of the horse.
  • Blue skies over Somalia: Abukar Arman
  • Somalia Says It Will Resume Printing Currency Soon

Read more English news here

Puntland Vision

Welcome to Puntland Vision, a source of reliable and quick update on Somali news and information. PV focuses on current news, humanitarian news, social and political news in Somalia. As our motto says, accurate and well crafted information is always available our web page.

Latest Entries

  • Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Kormeeray Xarunta Dambi Baarista Ee C.I.D Oo Dib U Dayactir Ka Socdo. April 26, 2018
  • Duqa Muqdisho Oo Daahfuray Ololaha Taakulo Ee Bisha Ramadaan April 26, 2018
  • Degmooyinka Jowhar iyo Balcad oo Go,doon Noqday kadib Biyihii Roobka. April 26, 2018
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka April 26, 2018
  • Garowe:-Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Amniga Somaliya Ee Garowe ka Socday April 25, 2018

Flow us on:

  • Facebook
Copyright © 2015 Puntland Vision