• About Us
  • Contact Us

Puntland Vision

accuracy is everything

  • Home
  • Somali News
  • English News
  • Humanitarian News
    • Somali Media Monitoring
    • Human Rights News
  • Puntland
  • Job Vacancies
  • Opinion
    • Articles
    • Editorial
    • Federalist vs. Centralist

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Dhuusa Mareeb Fariina u diray Shacabka

February 27, 2018 By News Desk Leave a Comment

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Dhuusa Mareeb Fariina u diray Shacabka

Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo Wafdi uu hogoominayo ayaa siweyn loogu soo dhaweyey magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Madaxweyne Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo ka hadlay socdaalkiisa dhuusa mareeb ayaa sheegay inay tahay u jeedadu sidii loo hagaajin lahaa magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusa Mareeb iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa Heshiisyadii dhawaan … [Read more...]

Akhriso Liiska Magacyadda 18 ka mid ah Wasiirada cusub

March 21, 2017 By News Desk Leave a Comment

Akhriso  Liiska Magacyadda 18 ka mid ah Wasiirada cusub

1- . Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen 2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha. 3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda 4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda 5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka 6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga 7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha 8- Eng. Cabdi … [Read more...]

Deg Deg :- Faroole oo ka tanaasulay u tartamida Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

February 7, 2017 By News Desk Leave a Comment

Deg Deg :- Faroole oo ka tanaasulay u tartamida Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

7 February (Puntland Vision)-  Wararka Hada naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu tanaasulay Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah musharax u taagan qabashada  xilka Madaxweynaha Soomaaliya . Faroole oo Goor dhow Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa si cad u sheegay in uu ka Tanaasulay u tartamida Jagada … [Read more...]

Soo dhawayn qaran oo loo samaynayo xulka Puntland, iyo wasiirada Puntland oo guddi usaaray.

July 29, 2016 By PV News Desk Leave a Comment

Soo dhawayn qaran oo loo samaynayo xulka Puntland, iyo wasiirada Puntland oo guddi usaaray.

29 July (Puntland Vision)—Magaalada Garoowe waxaa ka soconaya qaban qaabada soo dhawaynta xulka Puntland oo maalmo ka hor guul wax ku ool ah kasoo hoyiyay koobkii loo qabtay maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir. Golaha wasiirada dawladda Puntland shirkoodii khamiis laha ahaa ayay uga doodeen sida loo soo dhawaynayo xulkaasi. Goluhu waxay isku raaceen inay kooxdu … [Read more...]

Booliska India oo ku duulay Isbitaal lagu gado caruurta dhashay ee aysan waalidkood rabin

April 28, 2016 By PV News Desk 9 Comments

Booliska India oo ku duulay Isbitaal lagu gado caruurta dhashay ee aysan waalidkood rabin

28 April -Booliska dalka India ayaa daboolka ka qaaday xarun si dhuumaalaysi ah loogu hayn jiray, looguna iibin jiray caruurta dhashay. Boolisku waxay tilmaameen inay qabteen Beertii Caruurta. Warbixinta booliska ayaa sheegaysa in isbitaal gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo Palash Hospital oo ku yaalla gobolka  Madhya Pradesh, uu dhalin jiray caruurta kufsiga ku dhasaha, … [Read more...]

Next Page »

English News

Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Dhuusa Mareeb Fariina u diray Shacabka

… Continue Reading

Communiqué: Somalia Partnership Forum, Mogadishu 5th of December 2017

… Continue Reading

Upper House approves the National Communications Act

… Continue Reading

Indeed! The Competent Puntland Ministers  Deserve to be Reappointed

… Continue Reading

More English News

  • Why piracy re-emerge in Somalia?
  • Puntland President says Turkish Government has little concept about Somali Federal system
  • PM Hassan Khayre: Putting the cart in front of the horse.
  • Blue skies over Somalia: Abukar Arman
  • Somalia Says It Will Resume Printing Currency Soon

Read more English news here

Puntland Vision

Welcome to Puntland Vision, a source of reliable and quick update on Somali news and information. PV focuses on current news, humanitarian news, social and political news in Somalia. As our motto says, accurate and well crafted information is always available our web page.

Latest Entries

  • Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Kormeeray Xarunta Dambi Baarista Ee C.I.D Oo Dib U Dayactir Ka Socdo. April 26, 2018
  • Duqa Muqdisho Oo Daahfuray Ololaha Taakulo Ee Bisha Ramadaan April 26, 2018
  • Degmooyinka Jowhar iyo Balcad oo Go,doon Noqday kadib Biyihii Roobka. April 26, 2018
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka April 26, 2018
  • Garowe:-Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Amniga Somaliya Ee Garowe ka Socday April 25, 2018

Flow us on:

  • Facebook
Copyright © 2015 Puntland Vision